Posts

Shumicii Kismaayo Ee Shanta Soomaaliyeed Q.2aad.

Image
Dabshidka Bugaagta Kismaayo (Kismayo Book Fair). Waa goor hore salaadda subax inta aan la gaarin ayaan kasoo toosay huradada, maxaa yeelay waxaan aad iyo aad ugu xiisa qabaa in aan arko guud ahaan bulshada Kismaayo iyo qaabka ay magaaladda u egtahay, maadama aanan waligey iman safarkaan ka hor, kolkii aan tukannay saaladda waxaad moodaa in waqtiga uu noo hiillinayo, waxaan usoo baxay banaanka si aan u quraacdo. waa aroor hore jawigu aad u daganyahay, saxansaxada udgoonkeeda iyo qoyaanka dhadadii xalay oo dhibicdeedu ay dhirta ka muuqato, waxaa la ii keenay caano geel saafi ah iyo suqaar laga diyaariyay isla hilibka geela, marka aad intaas nabadda ku hesho show waa jaannadii adduunka Yaa Salaam!.  isdiyaarin ka dib waxaa illinka Hotelka noo soo istaagay gaarigii noo ka xayn lahaa xarunta lagu qabanayo Dabshidka Bugaagta ee Kismaayo( Kismayo Book Fair ) oo haatan seddex jirsaday. Waxaan si daggan u raacnay gaarigii uu ka xaynayay Suheyb Xassan Maxamaed , wuxuu bilaabay in ...

Shumicii Kismaayo Ee Shanta Soomaaliyeed Q.1aad

Image
Maan Kulan Mihnadlayaal Mudan.       Waxaa ay ahayd   06-luulyo-2019,   goor sheegtada waxaa ay dul hoganaysaa 03:00pm (galabnimo) xilliga geeska Afrika, waxaan aad iyo aad ugu raaxaysanayay hurdo yar macaan oo ii bilaabatay 01:30pm qadada ka dib, durbadiiba waxaa yeeray taleefoonkayga gacanta oo gariir iyo dhawaaq igaga gaagixiyay hurdadii macaanayd, waan eegay mise waaa   wicitaanka xubin sare oo ka tirsan Maan Kulan qabanqaabiyayaasha dabshidka buugaagta ee Kismaaayo oo canaan bood-ka ku soo jabiyay isagoo leh   “ Guddoomiye waa maxay masuuliyad darrada intaan la eg, dadka kula socday waxaa ay hadda sugayaan kaliya diyaaradda oo kaligaa ayaa dhiman ee dhaqso".     War yaa tanoo kale arkay! Inlee adduun howli kama dhamaato, durbadiiba waxaan u cararay dhanka suuliga si aan haddiiba isku diyaariyo ma hubo in aan so shallaynsatay, hasayshee waan soo subkaday tinta, waxaan ka walaacay cidda gagida diyaaradaha i geyn ...

Dilka Sh Cabdiwali iyo Anshax Darrada Dadkeena.

Image
  Maanta oo ay Taariikhdu tahay 26-Nov-2018, waxaa magaalada Gaalkacyo lagu dilay Sh Cabdiwali Sh Cilmi Yare, oo ahaa wadaad suufi islamarkana xarun ay xer badani joogto ku lahaa Magaladaasi.   Sh Abdiwali ayaa geeryooday ka dib weerar ismaadamin iyo dagaal lagu soo qaaday xaruntiisa. Waxaana sidoo kale weerarkaasi ay dhimasho iyo dhaawac kasoo gaadhay xerta wadaadka.      Geerida wadaadka waxaa uu si wayn u qabsaday baraha bulshada Facebool iyo Twitter, iyagoo dadka si taban iyo togan ugu hadlay.   Dadka qaar ka mid ah ayaa, waxaa ay durbaba barahooda kusoo oraahyo xanaf leh iyo aflagaado toos ah oo ay u geesteen wadaadka la toogtay. Shareecada Islaamka.     Barigii saxabada waxa jiray, nin la oran jiray Abii Jahal oo dagaal ba'an la galay muslimiinta, maadama uu ka mid gaalada qureesheyd oo dagaal aan joogsi lahayn ku heeysay Nabi Muxumed NNKH.   Geerida Abii jahal ka dib, waxaa diinta islaamka soo galay wiil u dhalay A...

Webigii Warqadda Loo Diray!!

Image
 Xilli ka mid ah xilliyadii uu talinayay Khaliifka Muslimiinta Cumar Ibnu Khaddaab Allaha ka raalli noqdee, ayuu Saxaabiga Camar Bin Caas u magacaabay in uu noqdo hoggaamiyaha dhulka reer Masar, si dadka uu ugu yeero Towxiidka uguna Dhaqo Shareecada Islaamka. Markii Camar Ibnu Caas uu tagay dhulka Masaarida, ayuu la kulmay dhaqan uu aad ula yaaba oo ah; in dadka reer Masar marka uu biyo yareeyo wabiga Niil ay ku tuuraan mid ka mid ah gabdhahooda tan ugu quruxda badan oo inta loo labiso dahab iyo xariirna lagu tixo ka dbino lagu tuuro Webiga Niil, si uu biyo badan u keeno. Hoggaamiye Camar Allaha Ka Raalli Noqdee,  waxaa uu bilaabay in uu joojiyo dhaqanakaas xun, ee ku salaysan shirkiga isagoona ku guuleystay in uu joojiyo. Nasiib wanaag markii uu joojiyay dhaqankaas ayaa wabiga Niil uu bilaabay in uu biyaha yareeyo, illaa markii dambe biyo la'aan baahsan ay dhacday iyo abaaro, taasi waxay keentay in dadka reer Masar ay bilaabaan barakac iyo iney ka soo horjeestaan A...

Dear Diary

Image
 As usual today I woke up around 5 am to start my day off early and ensure it is as productive as possible. After some short exercises and stretches I eat my breakfast and help get my kids ready for school. Once they are ready and on their way to school I make the drive down to my office and prepare for my usual morning meetings with my team.  We have morning briefings three days a week in order to ensure that we are all on the same page and working towards goals effectively. As an MP and head of an NGO which provides basic service to the most marginalized sections of society my day to day tasks are anything but easy, however it's the feeling of knowing I am making a positive change for others that keeps me driven to work hard each day.  After the routine morning briefings I am off to the parliament for regular sessions, on my way there I read through a new law, which is being tabled and make calls to see what other lawmakers think about the law and if the par...

Social Media

Image
    My preferred choice of social media has for the most part always been Facebook. The reason for this has been mainly because it is the preferred social media choice of the majority of the youth in Somalia. Facebook has been a useful tool for me to communicate to my peers and friends and also keep in touch with those who have left the country to study or work abroad. It has also been a great tool to keep updated on the changes my friends are going through in life and the milestones they have reached.  Another essential reason as to why I mainly use Facebook is that it allows me to share my views and feelings on the different challenges that face me as a Somali student. Being a student in Somalia can be tough at times. Many days of school are lost throughout the year due to insecurity in the city and also closures of main roads that lead to the university I study at. Sometimes as a student it feels as if though we don't have voices to let other know how were fe...