----------XUSUUSIN----------------
![]() |
| Ardaydii Shalay Madaxda Maanta |
Waxa aad wax kubsoo barateen waa canshurta laga soo qaaday hooyada gada qudaarta, tan iibisa caanaha, tan iiinisa kalluunka, aaabaha fashaa beertiisa, iyo guud ahaan ganacsatada uu lahaa dalka wagaas.
Taa cagsigeeda hadda dalka maanta waxaa jiraa kumanaaan dhallaan Somaliyeed oo aam haysan hooy fcn, caafimaad iyo cunno ku filan iskaba daaye tacliin.
Dhallintaan iyo ubadkan Somaliyeed ee aan heesan dhamaam wax yabaha muhiimka u ah nolosha waxaaa ay hadda taaganyihiin marxaladii aad taagneedeen waagii aad ahaydeen ardayda dalka, adinkuna waxaad maanta fadhidaan maqaamki ay joogeeen madaxdii dalka ee fursada idiin siyay inaad heshaan inta aan ko kusoo xusay.
![]() |
| Madaxda Manta, ardaydii shalay |
Dhanka kale Waxaan wada ogsoonahay in dalka maamta u leyahay ilo muhiim ah ay kasoo gasho canshuurta lana dhihi karo way ku filantahay in dolwada ay bixiso adeegyo bulsho wa hadii dakhliga so gala dowlada la maareeeyo lagana ilaaliyo musuq maasuqa.
F.G farrintaan waxay ku socotaa dhammaan inta u heshay in ay dalka kusoo wax bartay canshuurta laga qaadi jiray hooyooyinka Somaliyed.
Mhdsnd la wadaag walaal asxabta si fariintana ay ubaahdo
W/Q:: Mohamud Adan Mumin


Comments
Post a Comment